Shirka maamul goboleedyada oo maalintii labaad galay maanta

0
Tuesday May 15, 2018 - 13:29:39 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 40
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka maamul goboleedyada oo maalintii labaad galay maanta

    Shirka maalintii labaad ugu soconaya madaxda maamul goboleedyada dalka magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa maanta la filayaa in la soo gaba gabeeyo, islamarkaana ay ka soo saaraan qodobo dhowr ah oo ku aadan wixii ay isla garteen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka maalintii labaad ugu soconaya madaxda maamul goboleedyada dalka magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa maanta la filayaa in la soo gaba gabeeyo, islamarkaana ay ka soo saaraan qodobo dhowr ah oo ku aadan wixii ay isla garteen.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa shirkaan kaga hadlay arimo dhowr ah iyagoona dul istaagay xaalada siyaasadeed ee dalka uu marayo, waxaana eedeen ay u soo jeediyeen madaxda dowlada dhexe ee Soomaaliya oo ay ku dhaliileen meel marinta nidaamka Fedraalka, hab qeybsiga kheeraadka dalka iyo qodobo kale.

Maanta ayaa la filayaa in la soo gaba gabeeyo shirkaas oo maalintii labaad galay maanta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc