AKHRISO: Qodobadda ugu Muhiimsan ee looga hadlaayo Shirka M/Goboleedyada

0
Monday May 14, 2018 - 15:42:11 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRISO: Qodobadda ugu Muhiimsan ee looga hadlaayo Shirka M/Goboleedyada

    Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaa Maanta ka furmay Shir u dhaxeeya Madaxda maamul goboleedyadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaa Maanta ka furmay Shir u dhaxeeya Madaxda maamul goboleedyadda.

Shirkaasi ayaa waxaa furay Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

Qodobadda ugu waa weyn ee Shirka looga hadlaayo waxaa ka mid ah amniga, sidii ururka Al-Shabaab looga xoreyn lahaa deegaanada ay heystaan,qeybsiga kheyraadka dalka iyo sidii wax iyaga ay isku waafaqsanyihiin ay ula hortagi lahaayeen dowladda federaalka.

 

Furitaanka shirka ayaa madaxda waxaa kale oo ay xuseen in doorashooyinka la filayo in Soomaaliya ay ka dhacaan sannadka 2021-ka ay qeyb ka yihiin ajendaha shirka.

Xiriirka qaar kamid ah maamul goboleedyada dalka iyo dowladda dhexe ayaa muddooyinkii dambe ahaa mid aan wanaagsaneyn, kadib markii ay isku khilaafeen go’aanka dowladda dhexe ay ka qaadatay khilaafka qaar kamid ah dalalka carabta.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc