Wakuma Musharax Laftagareen Maxaasa- karijo in uu Maayga ka Faano yahayna Sirdoon Itoobiya u shaqeeya Xogmuhiima!

0
Sunday April 29, 2018 - 23:24:19 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Wakuma Musharax Laftagareen Maxaasa- karijo in uu Maayga ka Faano yahayna Sirdoon Itoobiya u shaqeeya Xogmuhiima!

    Waa kuma Musharax Cabbdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, wuxuu ku fadhiyaa kursigii uu ka sumeeyay Col Hasan Mohamed Nour (Shaatigaduud), beel Ahaan waa XARIIN, wuxuu ka yahay HOON, waxaa uu leeeyahay dhaqan mooryaameed waa shaqsi wax aqoon ah laha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa kuma Musharax Cabbdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, wuxuu ku fadhiyaa kursigii uu ka sumeeyay Col Hasan Mohamed Nour (Shaatigaduud), beel Ahaan waa XARIIN, wuxuu ka yahay HOON, waxaa uu leeeyahay dhaqan mooryaameed waa shaqsi wax aqoon ah lahayn, waxaa wata Farmaajo oo hooyadiis ayaa MAREEXAAN AH, kuma soo korin mana yaqaano Digil &Mirifle ee wuxuu ku soo koray deeganadooda waa shaqsi ka faana in uu ku hadlo Maayga,.


Waa shaqsi halkaas ka dib uga talaabay Ethiopia, waa wakiil is qariya Sirdoon Ethiopia ujooga Sooomaaliya sumad Soomaaliyeedna leh, taas waxaa cadeyn u’ah xiligii xoraynta Bay iyo Bakool laga xoreynayay AL-SHABAAB, waxaa jirta in Taliyihii Qeybta Boliiska Gobolada Bay iyo Bakool, Col Adan Duudishe oo goboladaas soo xoreeyay uu ku diray Ciidanka Ethiopia oo uu ku yiri Korneelka waa Ciidamadii Hore ee Soomalaiya oo nala dagaalamay 1977, mana rabo in Danaha Itoobiya ay ka Fulaan deeganadan sidaas daraadeed hadii aan laxirin ama la dilin wax soconaya malahan,ugu danbeyn Ethiopia waxaay ku xirtay Taliyaha Mudo dhan 3 Bilood, oo laga sii deyn waayay.


Wuxuu fuliyay qorsheyaal baddan oo uu Dowladda Itoobiya uga fidiyay deegaanadaas, Wuu is qariyaaa waxaa uu ku hadlaaa AFKA AMXAARKA.
Arrintii lagu dhiibay Qalbi dhagax waxbuu ka ogaa, oo wasiiru Dowlaha Ganacsiga ahaa, wuxuu ku micneeyay in ganacsiyo badan ay Itoobiya diyar latahay waa shaqsi aan qadiyad Soomalinimo ku jirin.

Waa shaqsi aan xishoon, oo danaha beeshiisa wuu Musharaxa xiligii uu Waziirka ahaay ka hormarin jiray danaha beesha Mareexaan, sida dhanka Shaqo geeynta dhalinta wax baratay, shaqo abuurka, hormarinta deegaanka, wuxuu kala faquuqaaa beshiisa, isaga oo rerraha la dhashay aan waxba u’ogolayn.
Waxaa jirta in uu Baabuur Baydhabo uga kireeyay Saraakiil Mareexaan ah, Markii uu dakada ujoogay Wasaradda Maaliyada dhaqaalaha uu meeshaas ka helo wuxuu ku masruufi jiray Ugaas mareexaan ah, Saraakiil iyo Siyaasiyintooda isaga oo aaminsanaa inay meesha ku hayaan, kuna Jisaaray Libaaxiii meeshaas geeayay gacan qabtay Col SHAATI GUDUUD.

Waa shaqsi qaadka Magaalada Baydhabo ugu soo dego oo ka ganacsada isaga ooo adeegsanaya awooda Ciidanka Itoobiya ee Baydhaba jooga ayaa loo ogaaladay in isaga loo fudeeyayo wax walba maadama sarkaal sirdoon Itoobiyana yahay.

Waa Maalintii ay Soomaaliya God ku dhici laheyd markii Xildhibano Cod ku siiyaan laalush aay ka qaateen shaqsigaas uu wato aabaha FUDEYDKA Madaxweyne Farmaajo, oo raba inuu Golaha shacabka ku aftuubto Xildhibaanada fasax labo sanno ah u diro hadii loo doorto shaqsigaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc