Guddoomiyihii G/ Hiiraan oo sharuud ku xiray wareejinta xilka maamulka gobalka

0
Monday April 16, 2018 - 09:14:40 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 100
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyihii G/ Hiiraan oo sharuud ku xiray wareejinta xilka maamulka gobalka

    Cali Jeyte Cusmaan Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee maamulka gobalka Hiiraan ayaa shalay ka maqnaa xafladda xil wareejinta maamulka gobalka waxaana uu faah faahin ka bixiyay sababta uu u diiday xil wareejinta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Jeyte Cusmaan Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee maamulka gobalka Hiiraan ayaa shalay ka maqnaa xafladda xil wareejinta maamulka gobalka waxaana uu faah faahin ka bixiyay sababta uu u diiday xil wareejinta.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in ay maqan tahay Lacag kumanaan doolar ah taas oo laga aruuriyay gobalka kadibna lagu riday Akoon ay leedahay Hirshabeelle gobalkana aan waxba laga soo gaarsiinin.

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa sheegay in lacagtaasi ay ku maqan tahay shaqsiyaad ka tirsan Maamulka Hirshabeelle sidaas darteedna uu liiska Lacagaha u gudbin doono ganacsatada iyo odayaasha gobalka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc