DEG DEG: Xildhibaan Ku Heyb Ah R/W Khayre Oo Goordhow Lacag Baddan Kala Baxay Bangiga Dhexe!

0
Sunday April 15, 2018 - 14:12:29 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 265
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Xildhibaan Ku Heyb Ah R/W Khayre Oo Goordhow Lacag Baddan Kala Baxay Bangiga Dhexe!

    Mid kamid ah Xildhibaanada Ku heybta Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre kana soo jeeda Beesha Murusade oo goordhow bangiga dhexe kala soo baxay lacag Boqol iyo konton kun Dollar ah oo uu si deg deg ugu amray R/

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid kamid ah Xildhibaanada Ku heybta Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre kana soo jeeda Beesha Murusade oo goordhow bangiga dhexe kala soo baxay lacag Boqol iyo konton kun Dollar ah oo uu si deg deg ugu amray R/Wasaare Khayre sida ilo wareedyo muhiima ino xaqeejiyeen.

Lama oga ujeedka lacagta intaas la eg Xildhibanaankaasi loogu amray balse wararka qaar ayaa sheegaya in lagu abaal mariyay maadama uu door muhiima ka qaatay Mooshinkii laga waday Gudoomiyahii Hore Golaha Shacabka Prof: Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo cadaadis xooggan kadib iska casilay xilkaasi.

Lasoco Magaca Xildhibanaakaasi goordhow iyo xog dheeriya




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc