Dhagayso R/Wasaare Khayre oo amray in Xilka Laga ceyriyo Gudoomiyaasha Degmooyinka!

0
Sunday April 15, 2018 - 12:03:29 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhagayso R/Wasaare Khayre oo amray in Xilka Laga ceyriyo Gudoomiyaasha Degmooyinka!

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa digniin Culus u jeediyay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir oo xilligan wajahaya culeysyo uga imaanaya Madaxda dowladda, kaddib markii lagu wargeliyay in wixii hada ka bilowda lagul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa digniin Culus u jeediyay Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir oo xilligan wajahaya culeysyo uga imaanaya Madaxda dowladda, kaddib markii lagu wargeliyay in wixii hada ka bilowda lagula xisaabtami doono shaqadooda.

"Runtii maalin dhoweyd Madaxweynaha waad la kulanteyn, wuxuuna idiin sheegay in uusan ku qanacsaneyn  shaqadiina iyo amni darada magaalada, waxaa idinku soo celinayaa farriinta Madaxweynaha idin soo gaarsiiyay, laga bilaabo maanta amniga magaalada waa in aad sida ugu dhaqsiyaha badan wax uga qabataan, cidii shaqadeeda qabsan weyda waa in shaqada laga ceyriyaa”ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Kheyre kulanka waxaa goob joog ka ahaay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Eng. Yariisow .

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc