Qaban qaabada Doorashada Kursi u Ka geeriyooday Xildhibaan caana Oo Socota?

0
Sunday April 15, 2018 - 08:34:45 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 73
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaban qaabada Doorashada Kursi u Ka geeriyooday Xildhibaan caana Oo Socota?

    Qaban qaabada doorashada Kursi ka mid ah Golaha Shacabka ayaa si aad ah looga dareemayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaban qaabada doorashada Kursi ka mid ah Golaha Shacabka ayaa si aad ah looga dareemayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

Kursigani ayaa horay waxaa uga Geeriyooday Allaha u naxariistee Xildhibaan Bootaan Ciise Calim oo ka mid ahaa Mudanayasha Baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaana ku tartamaya Kursigani ilaaa 3 Musharrax oo doonaya in mid waLba kan kale uu uga guleysto doorashadaasi.

Dhawaan Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka madaxa banaan Xaliimo Ismaaciil Ibrahim "Xaliimo Yarey ay shacisay in 15-ka bishan ay dhici doonto doorashada kursigan ka banan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc