DAAWO: Wasaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha K/Galbeed oo Tallabo lagu farxo qaaday!!

0
Friday April 13, 2018 - 14:50:33 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 370
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Wasaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha K/Galbeed oo Tallabo lagu farxo qaaday!!

    Wasaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha Koonfur Galbeed Ayaa Degaanada Koonfur Galbeed Waxaa ay Kawadaa Qodista Dib Uhabeen Ay Ku Sameyneyso Ceelal Iyo Warooyin ay Biyo Ka Cabi Donaan Bulshada Ku Nool Degaano Iyo Degmooyin Ka Tirsan Gobolada Koonfur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha Koonfur Galbeed Ayaa Degaanada Koonfur Galbeed Waxaa ay Kawadaa Qodista Dib Uhabeen Ay Ku Sameyneyso Ceelal Iyo Warooyin ay Biyo Ka Cabi Donaan Bulshada Ku Nool Degaano Iyo Degmooyin Ka Tirsan Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya.


Wasaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha Koonfur Galbeed Oo ay Kashaneyso Hay"ado Kale Oo Ka Howlgala Degaanada Koonfur Galbeed Hada Waxey Duleedka Magalada Baydhabo Ay Kawadaan Qodis Ceelbiyoodka Kaasi Oo Ay Ka Faa"ideysan Donaan Shacabka Ku Nool Deleedka Madalada Baydhabo.

Wasaarada Tamarta Iyo Kheyraadka Biyaha Koonfur Galbed Oo Uu Wasiir ka yahay Wasiir Aadan Xasan Maxamed (Osama) Ayaa Dadaal Ugu Jirta Sidii Biyo Ku Filan Shacabka Aynu heli lahaayeen waxaana socda qodista ceelal Riig ah.


HALKAAN HOOSE  KA DAAWO  MUUQAALKA






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc