Xog iyo gorfeyn Musharaxe Ugu Shacbiyad Baddan Musharaxiinta u taagan qabashada Gudoonka Golaha Shacabka!

0
Thursday April 12, 2018 - 21:09:15 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 347
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog iyo gorfeyn Musharaxe Ugu Shacbiyad Baddan Musharaxiinta u taagan qabashada Gudoonka Golaha Shacabka!

    Dhawaan waxaan idiin soo gudbin doona Musharaxiinta ugu saameynta iyo shacbiyada Baddan Musharaxiinta dhawaan si rasmiya u shaacin doonna in aay u taagan yahiin Gudoomiyaha Golaha shacabka iyo kuwa ugu liito.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhawaan waxaan idiin soo gudbin doona Musharaxiinta ugu saameynta iyo shacbiyada Baddan Musharaxiinta dhawaan si rasmiya u shaacin doonna in aay u taagan yahiin Gudoomiyaha Golaha shacabka iyo kuwa ugu liito.

Haddaba dhawaan waxaan falanqeyn doona oo aan soo bandhigiyna shaqsiyaadka  Musharaxiinta damaca ugu jiro Xilka Gudoomiyaha Golaha Shacabka kadib marku iska casilay Gudoomiye Prof: Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Musharaxiintaas la hadal haayo balse weli  aan si rasmiya ugu dhawaaqin waxa kamid ah kuwa gabay xilkii loo doortay ee Xildhibaanimo  ee aan gudan waajibaadkii loo igmaday.

Waxaan idiin soo gudbin doonna Siyaasiyiin falanqeyn doonna shaqsiyaadkaasi oo qaarkood ku fashilmay xilka Xildhibaanimo haddana doonaya in aay noqdaan Gudoomiyaha Golaha Shacabka taaso ah nasiib daro weyn sidoo kale waxaa jira kuwa amaan muddan oo wax badan u qabtay deeganadii laga soo doortay muddane in loo codeeyo lana garab istaago.


Dhawaan filo warbaxintaaas iyo shaqsiyaadka isku soo sharaxay mid walba iyo waxqabadkiisa.
Xafiiska Magaalada Muqdisho ku soo hagaaji Aragtidaada iyo Talloyinkaada adiga oo fariintaada ku soo diraayo +252612333616




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc