Sawiro Qurux badan Baydhabo Dhul Burwaaqo iyo Baliyo Biyo Buxaan Waa Robabkii Dhawan ka da'ay G/Baay!

0
Thursday April 12, 2018 - 02:21:38 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 1041
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro Qurux badan Baydhabo Dhul Burwaaqo iyo Baliyo Biyo Buxaan Waa Robabkii Dhawan ka da'ay G/Baay!

    Gobalka Baay waxa ka Da,ay Roobab lagu diirsatay mudo kadib waxana roobabkannka da'ay Magaalada Baydhabo ay kordhiyeen Bilicda Gobalka Baay gaar ahaan deganada dhaca duleedka Magaalada Baydhabo .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobalka Baay waxa ka Da,ay Roobab lagu diirsatay mudo kadib waxana roobabkannka da'ay Magaalada Baydhabo ay kordhiyeen Bilicda Gobalka Baay gaar ahaan deganada dhaca duleedka Magaalada Baydhabo .

Deganada ku dhow Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobalka Baay ayaa Waxa Safar Dheer ku Maray  Kox Wariyaal ah kuwaasi oo indho indheenayay Quruxda iyo Bilicda duleedka Magaalada Baydhabo  kadib markii Roobab  lagu diirsaday  ay ka da’een  gobalka Baay Gaar ahan Deganada duleedka Magaalada Baydhabo dhaca .

Quruxda , bilicda iyo Naqa soo Baxay aya soo jiidanayo indhahaaga markii aad aragto waxana xoolaha ay ahaayeen kuwo cayiilay markii ay cuneen naqa iyo dooga uu roobka soo saaray


baliyada ayaa ahaa kuwo buux dhaafay waxana biyo dhigay roobabkii u danbeyay ee da’ay gobalka Baay iyadoona dadka dagan miyiga  ay soo naq raaceen gaar ahaan deganada uu roobku u badnaa.

 Bahda Baidoanews.com & Amaandhoorey.com ayaa ayaa din soo bandhigi doona sawiro kale oo dherraad ah oo ku adan  bilicda uu roobku u sameyay deganada gobalka Baay Hurumarka Bulshada Koonfur Galbeed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc