Daawo Sawirrada Kheyrre Iyo Jawaarri Oo Kulmay Markii U Horreysay

0
Thursday April 12, 2018 - 00:21:03 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirrada Kheyrre Iyo Jawaarri Oo Kulmay Markii U Horreysay

    Ra'isal Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Caawa la kulmay Guddoomiyaha Xilka ka sii dagaya ee Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'isal Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Caawa la kulmay Guddoomiyaha Xilka ka sii dagaya ee Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Kulanka ayaa waxa uu ka dhacay guriga Guddoomiye Jawaari ee ku dhex yaallo Xarunta Villa Hargeysa ee Madaxtooyada Soomaaliya.

Kulanka Caawa ayaa daba socda kulamada lagu xalinayo khilaafkii ka dhashay Mooshinka ee guddoomiye Jawaari uu sababsaday.
Haddaba daawo sawirrada labada mas’uul






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc