Khayre oo godkiisa biyo ugu soo galeen & Murashaxiin isku sharaxaya Gudoonka BF Caddow Gees Iyo C/Cosoble!

0
Tuesday April 10, 2018 - 05:53:56 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khayre oo godkiisa biyo ugu soo galeen & Murashaxiin isku sharaxaya Gudoonka BF Caddow Gees Iyo C/Cosoble!

    Warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqeejinaya in xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali iyo Xildhibaan Caddow Cali Gees oo kamid ah Ganacsatada ugu Caansan Somalia diyaarsheen qorshe meesha loogu saarayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Xa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqeejinaya in xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali iyo Xildhibaan Caddow Cali Gees oo kamid ah Ganacsatada ugu Caansan Somalia diyaarsheen qorshe meesha loogu saarayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqeejinaya in xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali iyo Xildhibaan Caddow Cali Gees oo kamid ah Ganacsatada ugu Caansan Somalia diyaarsheen qorshe meesha loogu saarayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Xasan Cali Khayre.


Labadaas Xildhibaan oo sidoo kale ah maalqabeeno si weyn loo yaqaano ayaa sheegay in meesha laga saari doono R/wasaare Khayre oo caqabad ku noqday geedi socodka Dowladnimo ee Somalia iyaga oo dhawaan ku dhawaaqi doona midkood in uu yahay Musharaxa Gudoomiyaha Golaha Shacabka.



Markii midkood ku guuleesto waxaa meeshi si toosa ugu baxi doono R/wasaare Xasan Cali Khayre maadama 4.5 wax lagu wadaago Hadii shaqsi Beesha Hawiye u dhashayna ku guuleesto xilkaasiisa u sidaas ku weyn doona.


Dhankale taas waxaay fursad u tahay Beelaha Digil &Mirifle oo heli doono markii ugu horeeysay Xilka R/wasaaraha Somalia tan iyo markii Dowlad Soomaaliyeed oo xura dhalatay iyaga sanadahaas soo ahaay Afhayeenka Golaha Shacabka.


Labadaas Xildhibaan ayaa damacsan durba hadii midkood ku guuleysto Xilkaas in Mooshin xilka ugu qaadan Madaxweyne Maxamed Cabullahi Farmaajo kadibna iska casili doonan xilkaasi si aay Madaxweyne ugu tar tamaan iyaga oo sidoo kale qorsheeyay in Gudoomiyaha Baarlamaanka laga dhigo shaqsi kasoo jeeda Beesha Daarood.


Sidoo kale waxaa qorshaha wax ka wada Xildhibaanada mucaaradka iyo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan sheekh Aadan oo muddo dheer ka soo shaqeeynaayay arrimahaasi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc