DAAWO: Xildhibaan sheegay in aan xal laga gaarin Mooshinka Jawaari Madaxweynahana ku yiri is casil!

0
Sunday April 08, 2018 - 19:06:01 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 247
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Xildhibaan sheegay in aan xal laga gaarin Mooshinka Jawaari Madaxweynahana ku yiri is casil!

    Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya, ayaa sheegay in aan wax xal ah laga gaarin khilaafka ka dhex taagan Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Moosihinka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya, ayaa sheegay in aan wax xal ah laga gaarin khilaafka ka dhex taagan Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Moosihinka.


Xildhibaan Idiris ayaa sidoo kale ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in sida ugu dhaqsiyaha baddan isku casilo maadama uu ka yimid wadan dimiqoraadi ah oo uu in badan ku noola dalka Maraykanka.

Xildhibaanka oo wax baddan kashifay halkaan ka daawo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc