DAAWO: Jawaari Vs Kheyre Shalay & Maanta Fadeexo Kheyre Muxuu Ku Tilmaamay Jawaari?

0
Thursday March 22, 2018 - 03:37:12 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 1774
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Jawaari Vs Kheyre Shalay & Maanta Fadeexo Kheyre Muxuu Ku Tilmaamay Jawaari?

    Waxaa xiisad siyaasadeed oo aad u xooggan ay ka dhex taagan tahay Gudoomiye Prof: Jawaari iyo Ra'isul Wasaare Xasan Cali Kheyre

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa xiisad siyaasadeed oo aad u xooggan ay ka dhex taagan tahay Gudoomiye Prof: Jawaari iyo Ra'isul Wasaare Xasan Cali Kheyre

Labadan Masuul ayaa Xiligaan aamisan in midba midka kale uu aqabad ku yahay, gaar ahaan hadii Prof: Jawaari la rido kheyre ayaa aamisan in xilkiisa uu si nabad ku jiro, afar sano buuq la,aan uu dhameysanayo hadii la ridi waayase waxaa uu ogyahay inuu xilkiisa weyn doono.

Laakiin, Muuqaalkan waxaa qasab ah inuu fiirsado Ra’isul Wasaare kheyre, markaasna uu jawaab ka siiyo dadka sababta uu ugu dhagan yahay Gudoomiye Jawaari.

Hadaba, shalay miyuu saxnaa R/waasare kheyre oo amaanayay Prof: Jawaari, mise maanta oo uu mooshin xilka loogu tuurayo wado ayuu saxan yahay?

HALKAAN HOOSE KA DAAWO KHAYRE OO AMAANAYO JAWAARI





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc