SAWIRRO: Masuuliyiin DF &Maamul gobaleedyda ka socday oo Baydhabo Casho sharaf loogu sameeyay'

0
Wednesday March 14, 2018 - 21:51:30 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 369
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO: Masuuliyiin DF &Maamul gobaleedyda ka socday oo Baydhabo Casho sharaf loogu sameeyay'

    Kusimaha Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed soomaaliya ahna wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Xasan Xuseen Maxamed Xasan (Eeley) ayaa caawa casha sharaf usameeyay Masuulyiin Kasocdey Maamul Goboleedyada Iyo Dowladda Fadaralka Soomaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kusimaha Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed soomaaliya ahna wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Xasan Xuseen Maxamed Xasan (Eeley) ayaa caawa casha sharaf usameeyay Masuulyiin Kasocdey Maamul Goboleedyada Iyo Dowladda Fadaralka Soomaaliya oo Maanta soo Gaarey Magalada baydhabo waxana Ka mid ah Masuuliyiinta Wasiirka Arimaha Dastuurka Dowladda Federalka soomaaliya Mudane c/raxamaan Xoosh Jibriil.

Masuulyiinta Maanta Caasimada KMG ah ee Koonfur Galbeed ee Baydhabo soo gaarey ayaa si wadajir ah ugu mahad celiyay Dowladda Koonfur Galbeed soo dhaweynta loo sameeyay iyaga oo si gaara ugu mahad celiyay kusimaha madaxweynaha ahna Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed muddane Xasan Xuseen (Xasan Eelaay) .

Kusimaha Madaxweynaha KG ahna Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed muddane Xasan Xuseen (Xasan Eelaay) ayaa maalmahii ugu danbeeyay waday dadaal lagu hurumarinayo deeganada Koonfur Galbeed.


By Faysal Dhaayow




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc