Madaxweyne Farmaajo oo tagay Dugsiga Tababarka Booliiska ee Gen. Kaahiye

0
Tuesday March 13, 2018 - 14:15:46 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo tagay Dugsiga Tababarka Booliiska ee Gen. Kaahiye

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed c/llaahi Farmaajo oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Booliiska Soomaaliya ayaa maanta tagay Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee Gen. Kaahiye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed c/llaahi Farmaajo oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Booliiska Soomaaliya ayaa maanta tagay Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee Gen. Kaahiye.

Madaxweynaha ayaa la kulmay saraakii ka tirsan Booliiska Soomaaliya, waxa uuna kala hadlay xaaladda ay ku sugan yihiin Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed iyo Caqabadaha ku hor gudban.

Taliska Booliiska ayuu kula dar daarmay in ay ka shaqeeyaan waajibka ka saran Dalka, Dadka iyo Diinta, si gaar ah madaxweynaha iyo Saraakiisha Ciidanka ayaa xooga saaray sidii wax looga qaban lahaa amaanka magaalada Muqdisho.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc