Xildhibaanada Aqalka Sare oo Isku raacay in Guddi loo saaro Kiiska Cabdi qeybdiid

0
Tuesday March 13, 2018 - 13:59:25 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 139
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Aqalka Sare oo Isku raacay in Guddi loo saaro Kiiska Cabdi qeybdiid

    Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday Weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday Weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

Kulanka oo socday Saacado badan  ayaa ugu dambeyntii Xildhibaanada Aqalka Sare ay soo jeediyeen in loo saaro guddi, maadaama Xildhibaan Cabdi qeybdiid uu sheegay in uusan ku qanacsaneyn Guddigii uu Madaxweyne Farmaajo uu u xilsaaray Kiiskiisa.

Waxaa soo xaadiray kulanka 28 Xildhibaan, 23 ka mid ah waxaa ay u codeeyeen in guddi loo saaro arrinta Cabdiqeybdiid, 4 Senatorka waxa ay u codeeyeen in Ra’isul wasaaraha loo yeero halka hal Xildhibaan uu ka aamusay.

Xildhibaanada ayaa hadda ka doodaya Shirkadda DP World oo shalay ay mamnuuceen Xildhibaanada Golaha Shacabka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc