Aqalka Sare Oo Maanta Ka Doodaya Arrimo Xasaasiya Heshiiskii Berbera Iyo Kiiskii Weerarka Sanator!

0
Tuesday March 13, 2018 - 08:32:39 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqalka Sare Oo Maanta Ka Doodaya Arrimo Xasaasiya Heshiiskii Berbera Iyo Kiiskii Weerarka Sanator!

    Xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa Maantay ka doodaya xeerkii Dakadda Berbera ee shalay baarlamaanku ka fadhiisteen isla markaasna ay codeeyeen in dalka laga mamnuuco shirkadda DP WORLD.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa Maantay ka doodaya xeerkii Dakadda Berbera ee shalay baarlamaanku ka fadhiisteen isla markaasna ay codeeyeen in dalka laga mamnuuco shirkadda DP WORLD.

Haday Xubnaha Aqalka Sare ay Maantay isku Afgartaan waxaa loo gudbin doonaa Madaxweynaha si uu saxiixo hadii uu Madaxweynaha saxiixana shirkadda DP WORLD waxay qalabkooda ka raran doonaan guud ahaan Dalka.
Ajandaha Maanta:
1- Dhageysiga Warbixinta Gudoonka Aqalka sare
2- Ka doosdista weerarkii guriga Senator Cabdi qeybdiid iyo 3- iyo Dp world iyo ilaalinta Heshiiskii Barbara.
Wax walba oo ku saabsan fadhiga aqalka sare ee Soomaaliya waxa aad kala socon doontaan halkan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc