Harqaanlihii dharka u toli jiray modelada soomaalida ee iimaan iyo dad kaloo caan ah oo baqtiyay

0
Tuesday March 13, 2018 - 07:50:45 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 61
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Harqaanlihii dharka u toli jiray modelada soomaalida ee iimaan iyo dad kaloo caan ah oo baqtiyay

    Hubert de Givenchy oo ahaa harqaanla ama designer dharka u tola dadka caanka ah iyo maalqabeenada ayaa baqtiyay, waxaana uu jiray da`da 91.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hubert de Givenchy oo ahaa harqaanla ama designer dharka u tola dadka caanka ah iyo maalqabeenada ayaa baqtiyay, waxaana uu jiray da`da 91.

Ninkan oo u dhashay dalka Fransiiska ayaa waxaa uu dharka u toli jiray dad caan ah oo ay ka mid tahay gabadha soomaaliyeed ee lagu magacaabo Iimaan taas oo mar xayeysiin jirtay dharka.

Waxaa uu shirkaddiisa dhar tolidda uu aas-aasay sannadkii 1952-dii,isla sannadkaad waxaa hanaqaaday farsamadiisa oo ay dadku ka heleen.

Shirkadda uu aas aasay ayaa shannadkii 212 waxaa ay shaqeysay lacagtii ugu badneyd abid oo gaareysay 917 milyan oo euro.

Iimaan ayaa saaxiib dhow la aheyd harqaanlahan, waxaana uu ahaa harqaanleheeda gaarka ah ee tolay inta badan dharkeeda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc