Akhriso:-Baarlamaanka oo Xeer Kasoo Saaray Heshiiska Berbera, DP World-na Dalka Ka Mamnuucay

0
Monday March 12, 2018 - 15:54:22 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 114
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Baarlamaanka oo Xeer Kasoo Saaray Heshiiska Berbera, DP World-na Dalka Ka Mamnuucay

    Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd xeer kasoo saaray Heshiiskii Dekedda Berbera ee Maamulka Somali-land, Dowladda Imaaraadka Carabta, iyo Dowladda Ethopia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd xeer kasoo saaray Heshiiskii Dekedda Berbera ee Maamulka Somali-land, Dowladda Imaaraadka Carabta, iyo Dowladda Ethopia.


Kulanka Golaha shacabka waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari.

Dood dheer kadib waxaa Xeerka ogolaatay 168 xildhibaan, cid diidana ma jirto.

Xeerka uu soo saaray Baarlamaanka Soomaliya ayaa ciwaan loogu dhigay "Xeerka dhowrida Gobonimada iyo Midnimada Geyiga Soomaaliyeed”,wuxuuna xeerka ka kooban yahay dhowr qodob.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc