DHAGEYSO: Siyaasiga Nuur Ismaaciil oo shacabka ka dalbaday in aay muujiiyaan dareenkooda ku aadan heshiishkiii dekada Berbara'

0
Thursday March 08, 2018 - 06:04:43 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Siyaasiga Nuur Ismaaciil oo shacabka ka dalbaday in aay muujiiyaan dareenkooda ku aadan heshiishkiii dekada Berbara'

    Siyaasiga Nuur Ismaaciil Sheekh oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed, Shir Jar,Iid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa canbaareeyay heshiishkii sedax goosadka ahaay ee dhawaan ka dhacay Magaalada Abuu dubay ee Dalka Imaaradka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiga Nuur Ismaaciil Sheekh oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed, Shir Jar,Iid ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa canbaareeyay heshiishkii sedax goosadka ahaay ee dhawaan ka dhacay Magaalada Abuu dubay ee Dalka Imaaradka.

Kaas oo ahaay dekada labaad ee ugu weyn Soomaaliya, ee Berbera Siyaasiga ayaa sheegay in aay ku xadgudubtay madaxbaaninada iyo midnimada Soomaaliya, loona baahan yahay in shacabka iyo Madaxda si isku mid ah ugu jawaabaan.

Siyaasi Nuur Ismaaciil Sheekh ayaa shacabka ka dalbaday in aay muujiyaan go,aankooda ku aadan heshiishkii Magaalada Berbera oo aay isku soo bax ka dhigaan Magaalada Muqdisho.

Dad baddan oo Soomaaliyeed, ayaa siyaabo kala duwan ugu hadlay heshiisha dhawaan ka dhacay Magaalada abuu dubay ee Dalka isku taga Imaaradka Carabta waxaa aayna ku baaqeen in Dowladda Fedaraalka Soomaaliya, ka baxiso jawaab Cad oo ah oo arintaasi la xariirta.

Halkaan ka Daawo Tvyada oo Baahiyayay Shir Jar,Iid ee Siyaasi





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc