Dhismaha wasaaradda Amniga K/Galbeed ku shaqeey laheyd oo Maanta la Howlgaliyay (sawirro)

0
Tuesday March 06, 2018 - 22:55:33 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 1767
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhismaha wasaaradda Amniga K/Galbeed ku shaqeey laheyd oo Maanta la Howlgaliyay (sawirro)

    Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed muddane Xasan Xuseen (Xasan Eelaay) ayaa maanta xariga ka jaray dhismo u dayac tiray oo ay wasaaradda Amniga ku howgali doonto dhismahaasi oo muhiim u ah laamaha amniga KG.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed muddane Xasan Xuseen (Xasan Eelaay) ayaa maanta xariga ka jaray dhismo u dayac tiray oo ay wasaaradda Amniga ku howgali doonto dhismahaasi oo muhiim u ah laamaha amniga KG.


Dowladda Koonfur Galbeed ayaa wada dadaal dib loogu dayactiraayo xarumahii Dowladda ku shaqeyn jirtay iyo dhismooyin cusub oo aay ku shaqeyn doonaan Wasaaradaha kala duwan ee Koonfur Galbeed Somalia.

Shacabka Jaaliyadaha dibada iyo Siyaasiyiinta KG ayaa Wasiirka Amnigga Dowladda Koonfur Galbeed muddane Xasan Xuseen (Xasan Eelaay ku amaanay sida wanaagsan ee uqabtay howsha loo igmaday iyagoona sheegay in Wasaaradda Amniga aay muhiim u tahay bulshada Koonfur Galbeed.

Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed oo xilka haaya muddo kooban ayaa la soo baxay dar dar iyo hufnaan shaqo isaga oo habeen iyo maalin u taagan gudashada waajibadkii loo igmaday.

Wasiirka Amniga ayaa sidoo kale balanqaaday in la dhisi doono xarumaha  aay ku shaqeeyaan laamaha Amniga ee ku yaalla Gobalada uu ka kooban yahay Koonfur Galbeed iyaga oo kaashanaya Shacabka Dowladda  dhexe iyo Beesha Caalamka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc