Maamulka K/galbeed Oo Xil Culus u Magacaabay Wariye Liiban Maay Tv WAREEGTO

0
Friday March 02, 2018 - 21:29:15 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 1803
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka K/galbeed Oo Xil Culus u Magacaabay Wariye Liiban Maay Tv WAREEGTO

    Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Agiisime ku xigeeenka cusub Tvga Koonfur galbeed u magacaabay, Liibaan Maxamed Xuseen oo loo yaaqaan Liiban Maay Tv.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Agiisime ku xigeeenka cusub Tvga Koonfur galbeed u magacaabay, Liibaan Maxamed Xuseen oo loo yaaqaan Liiban Maay Tv.

Warsaxaafadeed Maanta kasoo baxay madaxtooyada Koonfuur Galbeed ayaa lagu magacabay Agiisime ku xigeeenka cusub Tvga Koonfur Galbeed  kaas oo loo magacaabay Liiban Maay Tv horay u ahaa Wariye Caana .

Hoos Ka Akhri Wareegtada.








Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc