Fanaaniin & Suxufiyiin Caana oo ka Hadlay Shaqsiyada Wasiir Xasan Eelaay Warbaxin Xasaasiya?

0
Thursday March 01, 2018 - 06:21:38 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 1685
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaaniin & Suxufiyiin Caana oo ka Hadlay Shaqsiyada Wasiir Xasan Eelaay Warbaxin Xasaasiya?

    Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed,muddane Xasan Xuseen (Xasan Eelaay ayaa noqday shaqsi dacada si hufana u gutay waajibkii loo igmaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed,muddane Xasan Xuseen (Xasan Eelaay ayaa noqday shaqsi dacada si hufana u gutay waajibkii loo igmaday.

Wasiir, Xasan Xuseen (Xasan Eelaay ayaa har & habeen u soo jeeda Hurumarinta iyo dhismaha ciidana KG isaga oo marar baddan fashliyay isku dayo kooxda nabadiidka ku doonayeen in aay ku qal qal galiyaan amaanka Caasimaddda KMG ah ee KG maaladada Baydhabo.

Kooxda argagaxisada oo ka naxsan waxqabada & Howlkar nimada Wasiirka ayaa bilaabaay in aay dacaayado raqiisa Warbaahita ugu dhiibaan Siyaasiyiin calooshood u shaqeestayaal ah si aay u yiraahdaan Wasiir Xasan Eelaay ayaa ina handaday.


Xasan Eelaay Wasiirka Amniga ayaa sidoo kale lagu amaanay marti soorka iyo soo dhoweynta shaqsiyaada Magaalada Baydhabo ku cusub issaga oo si sharaf baddan usoo dhoweeya.

Fanaaniiin Magaalada Badhabo' dhawaan tagay sida Dayax Dalnuurshe ayaa wasiirka ku tilmaamay shaqi qalbi furan jecel hurumarka Bulshadda KG sidoo kale Faniinta Canab Cawo & Nuur Kalsooni ayaa si la mid ugu amaanay waxqabadiisa.

Maamulaha kamniga Curubo Flims soona saray faaniinta ugu badan C/Ftaax Eng Fatka ayaa Wasiirka ku tilmaamay shaqsi wadaniya Bulshadda u siman tahay intu a arkayna yahay shaqsi Howlkara shacabka Baydhhabana amaan badan usoo jiiday.

Aqoonyahanka Dr: Cabddulaahi Ibraahim Amaandhoorey sidoo kalane ah Maamulaha Warbaahinta Arlaadi ayaa wakiilada kala duwan ee Warbaahinta Arlaadi faray in loo baahan yahay in shaqsiyaadka waxqabadkooda Shacabka jeclaadan la soo bandhigo.

Suxufi sare Macalim Aadam ingariis kana Mida Madaxda Sare ee Warbaahinta Arlaadi oo loogu bartay qorista warbaxinada xaqiiqda ayaa qudhiisa tilmaamay in uu ku howl yahay soo bandhigista shaqsiyaada wax qabadooda la jelceestay iyo kuwa dayacay masuuliyadii loo igmaday.

Sahro Keerow Cabdi Warbhinta Arlaadi Baidoa Somalia.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc