DHEGEYSO: Siyaasi Nuur Ismaaciil oo baaq Mihiim ah u diray Madaxda Dowlada iyo Ganacsatada

0
Thursday February 22, 2018 - 17:28:53 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 1719
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHEGEYSO: Siyaasi Nuur Ismaaciil oo baaq Mihiim ah u diray Madaxda Dowlada iyo Ganacsatada

    Duleedka Magaalada Muqdisho waxaa ku nool dad badan oo barakacayaal ah islamarkaana iskugu jira Haween Caruur iyo dad da'ah kuwaasi oo hada la sheegayo inay wajahayaan Xaalado Nolol Xumo tii Ugu darned Waxa ayna Xiliyo badan ku baaqeen in wax l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Duleedka Magaalada Muqdisho waxaa ku nool dad badan oo barakacayaal ah islamarkaana iskugu jira Haween Caruur iyo dad da'ah kuwaasi oo hada la sheegayo inay wajahayaan Xaalado Nolol Xumo tii Ugu darned Waxa ayna Xiliyo badan ku baaqeen in wax loo qabto.

Siyaasi Nuur ismaaciil Sheekh oo ka hadlayay Xaalada ay ku nool yihiin dadka Barakacayaasha Ee ku dhaqan Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in loo baahanyahay in Mas’uuliyad weyn leyska saaro caawinta Dadkaasi.

Waxa uuna xusay siyaasiga Nuur Ismaaciil sheekh in Maamulka Gobolka Banaadir iyo ganacsatada Dhamaantood looga baahanyahay inay Ugurmadaan dadkaasi waxa uuna hoosta ka Xariiqay in xiligan la joogo waqtigii bulshada Soomaliyeed Dhaxdeeda ay is taaku leys laheyd.


Si kataba ha ahaatee warkan ka soo baxay siyaasiga lagu magacaabo Nuur Ismaaciil Sheekh ayaa imaanaya Xili dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Duleedka Magaaalada Muqdisho ay wajahayaan Xaalado ay ka mid yihiin Caafimaad daro iyo hoy la’aan intaba waloow aysan jirin cid isku Xil qaantay in Wax loo qabto dadkan marka laga tago hay’adaha qaar oo wax sidaasi aan usii buurneen siiya Mararka qaarkood .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc