Daawo Musharax lacag u qeybiyay danyarta iyo Tv-ga Koofur Galbeed oo baahiyay?

0
Sunday February 18, 2018 - 08:52:17 in Wararka by
  • Visits: 502
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Musharax lacag u qeybiyay danyarta iyo Tv-ga Koofur Galbeed oo baahiyay?

    Siyaasiga Nuur Ismaaciil Sheekh oo ah musharax u taagan qabashada xilka Gudoomiyaha Degmada Boondheere ee Gobalka Benaadir oo deeq lacageed gaarsiiyay dadka danyarta ee ku dhaqan Degmada Boondheere ee Gobalka Bedanaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiga Nuur Ismaaciil Sheekh oo ah musharax u taagan qabashada xilka Gudoomiyaha Degmada Boondheere ee Gobalka Benaadir oo deeq lacageed gaarsiiyay dadka danyarta ee ku dhaqan Degmada Boondheere ee Gobalka Bedanaadir.

Tvga Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa baahiyay Siyaasiga Nuur Ismaaciil sheekh oo mid mid Musharaxiinta ugu cad cad qabashada Xilka Gudoomiyaha Degmada Boondheere deeq lacageed oo uu gaarsiiyay dad ka badan 300 oo qoysas danyara oo isugu jiro waayelo haween Caruur ,iyo naafo wuxuuna kala sheekaystay qaar ka mida dadkaasi baahiyaha aay qabaan xiligaan.

Halkaan  Hoose ka Daawo Muuqaalka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc