Al-Shabaab oo maaliyiin doolar ka hela gargaarka Soomaaliya loogu tala-galay

0
Tuesday February 13, 2018 - 12:04:46 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 299
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab oo maaliyiin doolar ka hela gargaarka Soomaaliya loogu tala-galay

    Al-shabaab ayaa la sheegay in Malaayiin Dolar ay kasameeyaan Sanad kasta Gar-gaarka shisheeye ee Soomaaliya la siiyo gaar ahaan gargaarka ay Bixiyaan Wadamadda Reer galbeedka ee doonaya in ay Al-shabaab Ciribtiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Al-shabaab ayaa la sheegay in Malaayiin Dolar ay kasameeyaan Sanad kasta Gar-gaarka shisheeye ee Soomaaliya la siiyo gaar ahaan gargaarka ay Bixiyaan Wadamadda Reer galbeedka ee doonaya in ay Al-shabaab Ciribtiraan.


TV-ga CNN-ka ee Mareeykanka laga leeyahay ayaa baahiyay in Baaritaan uu sameeyay uu shaaca ka qaaday in lacago QM ay si toos ah u siiso  Dadka Gudaha ku barakacay ay ku Dambeeyaan Gacanta Al-shabaab.

TV-ga oo soo xiganaya masuul ka Tirsan hay’adda sirdoonka Soomaaliya oo uu sheegay in uu horay uga tirsanaa Al-shabaab ayaa Tilmaamay in Al-shabaab Kumanaan Dolar Maalintii ka Sameeyaan Canshuur ay ka qaadaan gargaarkaasi.

Warbixin dheer ee uu qoray TV-ga ayaa lagu sheegay in arintaan ay dhabar jab ku tahay qorshaha lagu ciribtiraayo Dagaalamayaasha Al-shabaab, gargaarka ay shabaab lacagta ku helaan ayaa lagu tilmaamaa in ay ka mid tahay ilaha dhaqaalo ee wanaagsan Al-shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc