Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kusii jeedda Jabuuti

0
Sunday February 11, 2018 - 22:34:20 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 214
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kusii jeedda Jabuuti

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Konfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Maanta Ka duulay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Isagoo Ku Sii Jeeda Magaalada Jabuuti Ee Wadanka Jabuuti .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Konfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Maanta Ka duulay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Isagoo Ku Sii Jeeda Magaalada Jabuuti Ee Wadanka Jabuuti .

Madaxweynaha ayaa halkaasi kulamo kala duwan kula qaadan doono xubnaha Beesha Caalamka ee halkaasi ku sugan.

Waxaa uu sidoo kale booqon doona dalal kale oo ku yaalla Qaaradda Afrika.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa wadda dadaallo kala duwan oo lagu horumarinaayo degaanada maamulka Koonfur Galbeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc