Wadahadallada S/Land Iyo Somalia Oo Ka Furmaya Switzerland

0
Sunday February 11, 2018 - 10:43:04 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 144
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadahadallada S/Land Iyo Somalia Oo Ka Furmaya Switzerland

    Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliland Sacad Cali Shire oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay dib u bilaaban doonaan wadahadallada u dhaxeeya Soomaaliland iyo Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliland Sacad Cali Shire oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay dib u bilaaban doonaan wadahadallada u dhaxeeya Soomaaliland iyo Soomaaliya.

Waxaana uu tilmaamay in Wadahalladaasi ay dhawaan ka furmi doonaan dalka Switzerland.

Sidoo kale Sacad Cali Shire Wasiirka arrimaha dibadda ee maamulka Soomaaliland ayaa  hoosta ka xariiqay ka hor shirkaasi in madaxda Soomaaliland iyo Soomaaliya kulan hor dhac ah ay ku yeelan doonaan dalka Jabuuti.

Waxaana uu xusay in ay ka wada hadli doonaan ajandaha shirkaasi oo ay marti galineyso dowladda Switzerland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc