Agaasimaha Warbaahinta Arlaadi oo ka Tacsiyeyay Geerida Fanaanada Khadiijo Dalays & Taarikhdeeda"

0
Monday January 15, 2018 - 22:06:46 in Wararka by Warqabadka Koonfurta soomaaliya
  • Visits: 365
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimaha Warbaahinta Arlaadi oo ka Tacsiyeyay Geerida Fanaanada Khadiijo Dalays & Taarikhdeeda"

    Inaa lilaali wa inaa ilahyi raajicuun Amaandhoorey.com & Baidoanews.com

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa lilaali wa inaa ilahyi raajicuun Amaandhoorey.com & Baidoanews.com
Agaasimaha warbaahinta  Arlaadi, Dr: Cabdullahi Ibraahim Amaandhoorey) (ayaa ka tacsiyeeyay geerida Allaha u naxariiste Fanaanada Caanka -aheyd ee Khadiija Cabdullahi Dalays oo Maanta ku geeriyootay Dalka Canada.

"Khadiijo Dalays waxa -aay aheyd Hooyadii fanka Soomaaliyeed' Heesaha ugu badan ee aay ku luuqeeysay waxaa' aay ahaayeen Maay' qof aad u qiimo badan oo ka mid ah dadka kooban ee wadanka u Halgamay ayaay ku jirtay Fanaanada ”ayuu yiri agaasime Dr: Amaandhoorey.



Sawirka idiin Muuqda waa Agaasimaha Warbaahinta Arlaadi Baidoanews.com Amaandhoorey.com Dr Aamaandhoorey

Allaha u naxariiste Khadiijo Dalays waxaa ay sanadkii 1936dii ku dhalatay Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay,waxaa ay ahayd gabadhii ugu horreysay ee ka heestay Radio Muqdisho.

Halkaan Hoose ka dhagayso  Wariye Fahad Maxamed Abukar oo waraysi ka hadlaayo waayaheeda Faneed la yeeshay ' iyo taarikhda Allaha u naxariiste Khadiijo Dalays.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc