Sheekh Mukhtaar Roobow oo kormeeray Saldhigyo Ciidan Baydhabo?

0
Sunday December 03, 2017 - 10:25:29 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Mukhtaar Roobow oo kormeeray Saldhigyo Ciidan Baydhabo?

    Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa xalay Kormeer ku tagay Saldhigyo ciidan oo ku yaalla Magaalada Baydhabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degaanada maamulka Koonfur Galbeed ayaa xalay Kormeer ku tagay Saldhigyo ciidan oo ku yaalla Magaalada Baydhabo.


Kormeerka ayaa waxaa ku wehlinaayay xubno ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed iyo Saraakiil ciidan.

Afhayeenka maamulka Koonfur Galbeed Nuraadiin ayaa Warbaahinta u sheegay in Sheekha uu doonaayay in uu arko qaabka ay u shaqeeyaan ciidamada maamulka Koonfur Galbeed.

Sheekh Roobow ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degaanada maamulka Koonfur Galbeed.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc