War Deg deg ah:- Madaxweynihii Galmudug oo Goor dhow ku dhawaaqay inuu Iscasilay

0
Sunday February 26, 2017 - 14:34:18 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 2244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg deg ah:- Madaxweynihii Galmudug oo Goor dhow ku dhawaaqay inuu Iscasilay

    Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu Iska casilay Xilka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta ku dhawaaqay inuu Iska casilay Xilka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.


C/kariin Guuleed ayaa Iscasilaaadiisa ku Sababeeyay sababo Caafimaad,waxaana uu hadda joogaa Wadanka Hindia oo uu Caafimaad u aaday.

Baarlamaanka Galmudug ayaa Horay Xilka uga qaaday C/kariin Xuseen Guuleed,waxaase uu sheegay inuu diidan yahay Xilka qaadista.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc