DHAGEYSO: Immisa Bilood aysan Mushaar qaadan shaqaalaha dowladda?

0
Saturday January 14, 2017 - 10:59:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHAGEYSO: Immisa Bilood aysan Mushaar qaadan shaqaalaha dowladda?

    Wasiir dowlaha Wasaarada arimaha dibada Soomaaliya Khaalid Cumar Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda iyo sidoo kale ciidanka dowladda Soomaaliya ay haystaan dhibaatooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin mushaar la’aa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir dowlaha Wasaarada arimaha dibada Soomaaliya Khaalid Cumar Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in shaqaalaha dowladda iyo sidoo kale ciidanka dowladda Soomaaliya ay haystaan dhibaatooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin mushaar la’aan.




Khaalid ayaa sheegay in shaqaalaha iyo ciidanka xoogga aysan mushaar qaadan muddo ku dhow 7 bilood.

Liiska Wasaarada Maaliyadda ayuu sheegay in ay ku cadahay in aysan mushaar qaadan shaqaalaha dowladda.


Xilliyada kala guurka ah ayaa ah waqtiyada ugu badan oo ay shaqaalaha dowladda iyo sidoo kale ciidanka Xoogga dalka aysan qaadan mushaarka.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc