Koonfur Galbeed oo sheegtay in ay dishay Amiir ka tirsan Shabaab

0
Saturday January 14, 2017 - 10:43:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 600
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Koonfur Galbeed oo sheegtay in ay dishay Amiir ka tirsan Shabaab

    Ciidamada gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo ay maalmihii lasoo dhaafay ay ka wadeen degaano hoos yimaada degmada Diinsoor ee gobolka Baay waxa ay sheegeen in ay ku dileen sarkaal ka tirsan Xarakada Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo ay maalmihii lasoo dhaafay ay ka wadeen degaano hoos yimaada degmada Diinsoor ee gobolka Baay waxa ay sheegeen in ay ku dileen sarkaal ka tirsan Xarakada Al-Shabaab.


Taliyaha Amniga degmada Diinsoor ee maamulka Koonfur Galbeed Xasan Cabdi Haajir ayaa waxaa uu sheegay in howlgallo ay ka fuliyeen degaanka Raaxoole ee gobolka Baay ay ku dileen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab.

Waxaa uu sheegay in ay dileen Amiirka Al-Shabaab ee dhanka Zakawaadka , islamarkaana ay gubeen Gaari uu saarnaa.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc