Dhageyso: Xildhibaan Cabdi Fitaax Geesey oo Ku Baaqay in loo Gurmado Dadku Abaartu Saameysay Koonfur Galbeed

0
Friday January 13, 2017 - 21:12:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 606
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Xildhibaan Cabdi Fitaax Geesey oo Ku Baaqay in loo Gurmado Dadku Abaartu Saameysay Koonfur Galbeed

    Xildhibaan C/fataax Maxamed Ibrahim Geesey oo ka mid ah Mudanaayasha Baarlamanka Dowlada Federaalka Ee Soomaaliya oo Maanta Shir Jaraa’id Ku qabtey Magaalada Muqdisho ayaa Sheegay in Abaaro Baahsan ay ka jiraan Deegaanada Koonfur Galbeed Sooma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan C/fataax Maxamed Ibrahim Geesey oo ka mid ah Mudanaayasha Baarlamanka Dowlada Federaalka Ee Soomaaliya oo Maanta Shir Jaraa’id Ku qabtey Magaalada Muqdisho ayaa Sheegay in Abaaro Baahsan ay ka jiraan Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.


Xildhibaanka ayaa xustey in Magaalad Baydhabo uu ka dilaacey Cudurka Shuban biyoodka isla markaana waxa uu baaqay Bulshada Soomaaliya, DFS iyo Beesha Caalamka inay Gargaar la gaaraan Dadka abaarahu iyo Biyo la’aanta saameysey, isagoona Sido kale Codsadey in wax laga qabto Cudurka Shuban biyoodka


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc