WAR DEG DEG AH: Qarax ka dhacay Ex-kontorool Balcad

0
Friday January 13, 2017 - 19:31:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 511
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG AH: Qarax ka dhacay Ex-kontorool Balcad

    Wararka inaga soo gaaraya Ex-kontorool Balcad ee Degmada Heliwaa ayaa waxa ay sheegayaan galabta in halkaasi uu ka dhacay Qarax khasaare geystay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka inaga soo gaaraya Ex-kontorool Balcad ee Degmada Heliwaa ayaa waxa ay sheegayaan galabta in halkaasi uu ka dhacay Qarax khasaare geystay.




Qaraxan ayaa ahaa nuuciisa Miinada dhulka lagu Aaso, waxaana lala eegtay Gaari ay saarnaayeen dad shacaba ah.

Inta la xaqiijiyay 2 Qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacantay Qaraxan, sida ay BANA u sheegeen Dad Goobjoogayaal ah.

Ilaa iyo hada si rasmi ah looma oga cida lala damacsanaa Qaraxan, waxaana halkaasi gaaray Ciidanka ammaanka, oo wada baaritaano.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc