AKHRISO: Madaxweynaha Galmudug oo xilka ka qaaday Wasiir

0
Friday January 13, 2017 - 17:42:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 539
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRISO: Madaxweynaha Galmudug oo xilka ka qaaday Wasiir

    Wareegto goordhaw kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xilka looga qaaday Wasiirkii Arimaha Gudaha mamaulkaasi Mudane Jaamac Xasan Salaad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto goordhaw kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa xilka looga qaaday Wasiirkii Arimaha Gudaha mamaulkaasi Mudane Jaamac Xasan Salaad.
Wasiirka Xilka laga qaaday ayaa lagu eedeeyay xil gudasaho la'aan iyo in uusan kasoo qeyb galin shirarka ay magaalada Cadaado ku yeeshaan Golaha Wasiirada maamulkasai sida lagu sheegay Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Guuleed.

Xilka qaadista uu sameeyay Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa imaaneysa xili dhawaan Xildhibaano katirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug ay dhanooda sheegeen in ay kalsoonida kala noqdeen C/Karin Guuleed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Site Designed & Developed by Ileys Inc